Content Creation and Social Media Marketing Launch 2026
Seminarkan Content Creation & Social Media Marketing Launch 2026 waa kulan gaar ah oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya in uu:
-
Ka dhiso magac iyo saameyn dhab ah baraha bulshada
-
Barto sida loo abuuro content dadka taabanaya
-
U beddelo daawadayaasha macaamiil iyo dakhli joogto ah
-
Fahmo algorithms-ka cusub ee 2026 ee baraha bulshada
-
U adeegsado content-ka ganacsi, wacyigelin, iyo personal brand
Seminarkan waxa lagu daah-furayaa koorsooyin cusub oo si tallaabo-tallaabo ah kuugu baraya:
👉 Content Creation
👉 Social Media Marketing
👉 Personal Branding
👉 Istaraatiijiyad 90-maalmood ah
👉 Sida looga adkaado cabsida camerada loona dhiso kalsooni dhab ah
Haddii aad tahay:
-
Arday
-
Ganacsade
-
Macallin / Daaci
-
Content Creator bilaabaya ama horumar raadinaya
👉 Seminarkan adga ayuu gaar kuu yahay.