My Iskuul

4.82
(11 Ratings)

Complete E-Learning Website From A TO Z

Wishlist Share

Course Content

Module 1 Start Here

  • 1 Ku soodhawoow Update Cusub
    01:39
  • 2 Yaa ka faaideysan kara Kooraskan
    01:47
  • 3 Maxaad u baahantahay
    01:23
  • 4 Qaab fudud oo qof kasta fahm ikaro
    01:17

Module 2 Getting Started

Module 3 Complete Course Setup

Module 4 Designing the website

Module 5 The Result

Module 6 Premium Features

Module 7 Make Your Website Online

Course Resource

Student Ratings & Reviews

4.8
Total 11 Ratings
5
9 Ratings
4
2 Ratings
3
0 Rating
2
0 Rating
1
0 Rating
Waxaan ka qaatay koorsooyin badan oo ka socda Web Elearn, runtii aad ayaan ula dhacay qaabka xirfadaysan ee loo diyaariyey. Waxay ahaayeen kuwo si fiican loo habeeyey, fahamkuna fudud yahay, taas oo ii sahashay inaan wax badan ka faa’iidaysto.
AH
1 month ago
I was too much splended course Ustaad Abdisamad instructor.
The best Course for building E-learning Platform Website Allah bless you my bro from Somaliland Hargeisa
BA
7 months ago
markan bilaabayey course sadan Waxan ahaa Qof aan wax kafahan saneen WordPress Balse marka Dhameyey waxan awood u yeeshtay inaa dhiso Website dhameestiran oo ku dhisan wordpress
SD
8 months ago
It was nice and smooth. However, there have been some challenging events where I needed regular assistance during some practical sessions, and the tutor was somehow responding late.
AD
9 months ago
Alx thanks ustaad qali aad iyo aada ugu faraxsanahy courseka web design i.a midan ku intifaco allah iga dhigo adna ustaad qeyr allah ku siiyo
SB
9 months ago
Masha alah wa kooris an la dhacay
SI
11 months ago
Run ahaan tii couse sigaan waxaan ka fahmay waxyaabo aa ubadan
oo iga maqnaa in badan
Aad ayaan uugu faraxsanahay inaan wax badan ka faaido mahadsanid ustaad
masabonline44
1 year ago
Emg Abdisamad aad io aad u mahadsantahay 100% runtii course kaan wax badan ka faaiiday.
Keep going 🙏
AO
1 year ago
Run ahaantii aad ayaan uga faa'iidey intii aan soo waday barashada mawduucan e-learning samayntiisa.

sharaf badan korkiina ha ahaato.

Want to receive push notifications for all major on-site activities?