My Iskuul

Content Marketing Course

By Cabdisamad IbrahiM Uncategorized
Wishlist Share

About Course

Content Marketing Masterclass

Baro sida aqoontaada loogu beddelo content qiimo leh, loo duubo muuqaallo tayo leh, looguna suuq-geeyo Facebook iyo WhatsApp. Kooraskani wuxuu ku siinayaa tallaabooyin fudud oo aad isla markiiba ku dhaqmi karto.

Waxaad koorsadan ku baran doontaa

  • Sida fikradaha content-ka loo helo loona habeeyo.
  • Sida muuqaal kalsooni leh loogu duubo qaabka saddexda qaybood.
  • Sida video-ga loo edit-gareeyo, loogu daro B-roll, titles iyo transitions.
  • Sida Facebook Page loo dhiso loona sameeyo xayeysiis bilow ah.
  • Sida WhatsApp Business loogu diyaariyo macaamiisha.
  • Mindset-ka kaa caawinaya joogteynta iyo ka gudbidda cabsida.

Koorsadan yaa loogu talagalay?

Ganacsatada, macallimiinta, xirfadlayaasha, freelancers-ka iyo qof kasta oo doonaya inuu aqoontiisa ama adeeggiisa ku suuq-geeyo content.

Waxyaabaha aad u baahan tahay

  • Smartphone iyo laptop awood u leh shaqooyinka aasaasiga ah.
  • Internet iyo barnaamij video editing ah.
  • Rabitaan aad ficil ugu beddesho casharrada.

Natiijada koorsada

Dhamaadka koorsada waxaad yeelan doontaa qorshe content, muuqaallo aad adigu diyaarisay, Facebook Page xirfad leh iyo faham aad ku joogteyn karto content marketing-kaaga.

Show More

Course Content

Chapter 1 Content Marketing
<p>Cutubkan waxaad ku baranaysaa waxa content marketing yahay, sida fikradaha loo helo iyo sida muuqaalkaaga ugu horreeya kalsooni loogu duubo.</p>

  • Lesson 1 Introduction
    01:15
  • Lesson 2 What is Content Marketing
    03:16
  • Lesson 3 What you can make a Content
    01:53
  • Lesson 4 What You Need to Succeed in this Course
    03:15
  • Lesson 5 The Biggest Barrier:
    02:29
  • Lesson 6 Reflection.
    02:07
  • Lesson 7 Do not Memorize Use Bullet Points
    02:43
  • Lesson 8 Record Your First Video
    03:27
  • Lesson 9 Real Life Examples
    09:56

Chapter 2 Recording and Editing
<p>Cutubkan waxaad ku baranaysaa diyaarinta iyo edit-gareynta video-ga: cutting, B-roll, transitions, titles, color iyo export.</p>

Chapter 3 Facebook Marketing
<p>Cutubkan waxaad ku dhisaysaa Facebook Page xirfad leh, waxaadna baranaysaa posting, xayeysiisyada bilowga ah iyo WhatsApp Business.</p>

Chapter 4 Mindset
<p>Cutubkan waxaad ku dhisaysaa mindset kaa caawinaya joogteynta, samirka, ka gudbidda perfectionism-ka iyo ficil qaadashada.</p>

Earn a certificate

Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.

selected template

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet

Want to receive push notifications for all major on-site activities?