Seminarkan Content Creation & Social Media Marketing Launch 2026 waa kulan gaar ah oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya in uu:

  • Ka dhiso magac iyo saameyn dhab ah baraha bulshada

  • Barto sida loo abuuro content dadka taabanaya

  • U beddelo daawadayaasha macaamiil iyo dakhli joogto ah

  • Fahmo algorithms-ka cusub ee 2026 ee baraha bulshada

  • U adeegsado content-ka ganacsi, wacyigelin, iyo personal brand

Seminarkan waxa lagu daah-furayaa koorsooyin cusub oo si tallaabo-tallaabo ah kuugu baraya:
👉 Content Creation
👉 Social Media Marketing
👉 Personal Branding
👉 Istaraatiijiyad 90-maalmood ah
👉 Sida looga adkaado cabsida camerada loona dhiso kalsooni dhab ah

Haddii aad tahay:

  • Arday

  • Ganacsade

  • Macallin / Daaci

  • Content Creator bilaabaya ama horumar raadinaya

👉 Seminarkan adga ayuu gaar kuu yahay.

  • Date : January 22, 2026
  • Time : 8:00 am - 5:00 pm (America/Los_Angeles)
  • Venue : Online

Tickets

From $1

Related Events

Sayidka Ka soo Horjeedka Hotel Dayax

Tababar || Sidee ku Noqon Kartaa Social Media Manager