Complete E-Learning Website From A TO Z
Course Content
Module 1 Start Here
-
About instructor
02:00 -
1 Ku soodhawoow Update Cusub
01:38 -
2 Yaa ka faaideysan kara Kooraskan
01:48 -
3 Maxaad u baahantahay
01:23 -
4 Qaab fudud oo qof kasta fahm ikaro
01:17
Module 2 Getting Started
Module 3 Complete Course Setup
Module 4 Designing the website
Module 5 The Result
Module 6 Premium Features
Module 7 Make Your Website Online
Course Resource
Student Ratings & Reviews
markan bilaabayey course sadan Waxan ahaa Qof aan wax kafahan saneen WordPress Balse marka Dhameyey waxan awood u yeeshtay inaa dhiso Website dhameestiran oo ku dhisan wordpress
It was nice and smooth. However, there have been some challenging events where I needed regular assistance during some practical sessions, and the tutor was somehow responding late.
Alx thanks ustaad qali aad iyo aada ugu faraxsanahy courseka web design i.a midan ku intifaco allah iga dhigo adna ustaad qeyr allah ku siiyo
Masha alah wa kooris an la dhacay
Run ahaan tii couse sigaan waxaan ka fahmay waxyaabo aa ubadan
oo iga maqnaa in badan
oo iga maqnaa in badan
Aad ayaan uugu faraxsanahay inaan wax badan ka faaido mahadsanid ustaad
Emg Abdisamad aad io aad u mahadsantahay 100% runtii course kaan wax badan ka faaiiday.
Keep going 🙏
Keep going 🙏
Run ahaantii aad ayaan uga faa'iidey intii aan soo waday barashada mawduucan e-learning samayntiisa.
sharaf badan korkiina ha ahaato.
sharaf badan korkiina ha ahaato.