About Course
Content Marketing Masterclass
Baro sida aqoontaada loogu beddelo content qiimo leh, loo duubo muuqaallo tayo leh, looguna suuq-geeyo Facebook iyo WhatsApp. Kooraskani wuxuu ku siinayaa tallaabooyin fudud oo aad isla markiiba ku dhaqmi karto.
Waxaad koorsadan ku baran doontaa
- Sida fikradaha content-ka loo helo loona habeeyo.
- Sida muuqaal kalsooni leh loogu duubo qaabka saddexda qaybood.
- Sida video-ga loo edit-gareeyo, loogu daro B-roll, titles iyo transitions.
- Sida Facebook Page loo dhiso loona sameeyo xayeysiis bilow ah.
- Sida WhatsApp Business loogu diyaariyo macaamiisha.
- Mindset-ka kaa caawinaya joogteynta iyo ka gudbidda cabsida.
Koorsadan yaa loogu talagalay?
Ganacsatada, macallimiinta, xirfadlayaasha, freelancers-ka iyo qof kasta oo doonaya inuu aqoontiisa ama adeeggiisa ku suuq-geeyo content.
Waxyaabaha aad u baahan tahay
- Smartphone iyo laptop awood u leh shaqooyinka aasaasiga ah.
- Internet iyo barnaamij video editing ah.
- Rabitaan aad ficil ugu beddesho casharrada.
Natiijada koorsada
Dhamaadka koorsada waxaad yeelan doontaa qorshe content, muuqaallo aad adigu diyaarisay, Facebook Page xirfad leh iyo faham aad ku joogteyn karto content marketing-kaaga.
Course Content
Chapter 1 Content Marketing
-
Lesson 1 Introduction
01:15 -
Lesson 2 What is Content Marketing
03:16 -
Lesson 3 What you can make a Content
01:53 -
Lesson 4 What You Need to Succeed in this Course
03:15 -
Lesson 5 The Biggest Barrier:
02:29 -
Lesson 6 Reflection.
02:07 -
Lesson 7 Do not Memorize Use Bullet Points
02:43 -
Lesson 8 Record Your First Video
03:27 -
Lesson 9 Real Life Examples
09:56
Chapter 2 Recording and Editing
Chapter 3 Facebook Marketing
Chapter 4 Mindset
Earn a certificate
Add this certificate to your resume to demonstrate your skills & increase your chances of getting noticed.
Student Ratings & Reviews
No Review Yet